Source


URL: https://www.facebook.com/Farax.Dayah/posts/pfbid0R4B79THhXnPAuY3irFC6qQt5H5ZCNFXNGVtCxBhgWm5sQe1yQcrzVTG4rXDwQhgkl
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-farah-ibrahim-yakub-pfbid0r4b79thhxnpauy3irfc6qqt5h5zcnfxngvtcxbhgwm5sqe1yqcrzvtg4rxdwqhgkl-2025-11-15-124300/
Captured Post Date: 2025-11-15 12:43:00
Translated Author:
Author: Farah Ibrahim Yakub
Translated Content:
BREAKING: Heavy shelling is underway in Jamaame district and the surrounding farmlands and forest areas.
Heavy casualties are reported as a result of the shelling, and the AS group is being targeted.
Civilians living in Jamaame and its surroundings have been displaced after they could not withstand the missiles that are raining down on them.
Kenyan, Jubbaland and DFS forces are carrying out heavy shelling in the area.
Expect more soon, God willing.
Content:
DEG DEG Degmada Jamaame iyo dhulbeereedka ku xeeraan ilaa dhulka howdka ah waxaa ka socota duqeyn Xooggan.
Khasaare lixaad leh ayaa lagu soo waramayaa in duqeymahaas ay ka dhasheen,kooxda AS ayaa lala beegsanayaa duqeymaha.
Dadka rayidka ah ee deganaa Jamaame iyo nawaaxigeeda ayaa ka barakacay ka dib markii u,adkaysan waayeen gantaalada sida roobka oo kale ugu hoobanaya.
Ciidanka Kenya,kuwa Jubbaland iyo kuwa DFS ayaa duqeymo xooggan ka wada aagaas.
Filo goordhow insha Allah.
Images:

Additional Details

Captured Date
2025-11-24 15:17:59
Captured Post ID
pfbid0R4B79THhXnPAuY3irFC6qQt5H5ZCNFXNGVtCxBhgWm5sQe1yQcrzVTG4rXDwQhgkl

Element