Source


URL: https://www.facebook.com/Daahir.Daare/posts/pfbid0qeMFC6NZ7HrgCVCmvZyEJwkkzysoVYQitcbNUsHeVvvF5gG52uEYurYrg97VBYb3l
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-daahir-daare-pfbid0qemfc6nz7hrgcvcmvzyejwkkzysovyqitcbnushevvvf5gg52ueyuryrg97vbyb3l-2025-11-16-132200/
Captured Post Date: 2025-11-16 13:22:00
Translated Author: Dahir Daare
Author: Daahir Daare
Translated Content:
#Update
Jamame Why were the people massacred yesterday hidden? Can't Al-Shabaab be stopped without massacring the people? The drones that explode have reduced the people of Jamame district to ashes from yesterday until today.
~According to reports, at least 25 civilians, mostly children and women, were killed in the deadly shelling carried out by US-backed soldiers known as #Danab
#Jubbaland #Somalia #Jamaame #Massacre #Update
Content:
#Update
Jamame Shacabka lagu xasuuqay shalay maxaa loo qariyay? Alshabaab la iskama celin karo miyaa iyadoon shacabka la xasuuqin? Drones-ka is qarxiya ayaa dambas looga dhigay shalay ilaa maanta shacabka degmada jamaame.
~Sida wararku sheegeen ugu yaraan 25 rayid ah oo u badan carruur iyo dumar ayaa ku nafwaayay duqeymaha naf lacaariga u eg ee ay geysteen Askarta ka amar qaadata dowladda Mareykanka ee Loo yaqaan #Danab
#Jubbaland #Somalia #Jamaame #Massacre #Update
Images:

Additional Details

Captured Date
2025-11-24 15:25:35
Captured Post ID
pfbid0qeMFC6NZ7HrgCVCmvZyEJwkkzysoVYQitcbNUsHeVvvF5gG52uEYurYrg97VBYb3l

Element