Source


URL: https://www.facebook.com/halista.gor.gor.78515/posts/pfbid027EifdcyLn4bpjg3yobzN97ormMcaJWCRxTcvDi4bHJyJXJvHireRkGWh2aZSjyPCl
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-halista-gor-gor-pfbid027eifdcyln4bpjg3yobzn97ormmcajwcrxtcvdi4bhjyjxjvhirerkgwh2azsjypcl-2025-11-15-124800/
Captured Post Date: 2025-11-15 12:48:00
Translated Author: Hello Gor Gor
Author: Hälístä Gor Gor
Translated Content:
It is very bad that the citizens of Jamaame district are committed a clear massacre in the name of government. We send condolences to all the innocent citizens who have children and women who were killed in the bombing of Jamaame District today. May Allah have mercy on those who died and those who were injured. Booga
Content:
Waa wax aad u foolxun in shacabka degmada jamaame xasuuq cad loogu geysto magaca dowladnimo waxa ka tacsiyeyna dhamaan shacabka waxba galabsan ee caruur iyo hawen leh ee lagu xasuuqay duqeymihii maanta laga geestay degamada jamaame intii dhimatay allaah u raxmado intii dhawaca allaah u booga dhayo

Additional Details

Captured Date
2025-11-24 15:28:20
Captured Post ID
pfbid027EifdcyLn4bpjg3yobzN97ormMcaJWCRxTcvDi4bHJyJXJvHireRkGWh2aZSjyPCl

Element