Source
Captured Post Date:
Translated Author: Lightning Ahmed
Author: Hilaac Ahmed
Translated Content:
CONDOLENCES THAT TOOK ME
I am sending my deepest condolences to Abdullahi Maxamed Abow for the death of his wife and children who died in a bomb that occurred today in Jamaame town.
I am saying patience and faith, I am sending my condolences to the family of Sheikh Ali Muudey.
Content:
TACSI I TAABATAY
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Cabdulaahi Maxamed Aboow geerida ku timid xaaskiisa iyo caruurtiisa oo ku geeriyooday duqayn maanta ka dhacday magaalada Jamaame.
Waxaan leeyahay samir iyo iimaan, waxaan si gaar ah uga tacsiyeynayaa dhammaan reer shiikh cali muudey. Condolences that touched me.