Source


URL: https://horseedmedia.net/ciidanka-puntland-oo-weerar-cir-iyo-dhul-ah-kula-wareegey-ceelka-miiraale/405951/
Archive URL: https://airwars.org/source/horseedmedia-net-horseed-staff/
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: Horseed Staff
Translated Content:
Home / Somali News / Puntland News 31 May, 2025 The Puntland government's defense forces launched a multi-pronged attack on the positions of the anti-peace group this morning… The Puntland government's defense forces launched a multi-pronged attack on the positions of the anti-peace group ISIS in the Miraale stream in the Cal-miskaad mountains this morning. Units of the Puntland defense forces, accompanied by warplanes, have already entered the Miraale well, where ISIS has been hiding for the past two months. The forces went to the area and found skeletal bodies, bases, military supplies, clothing and other equipment belonging to the ISIS group, as shown in videos posted on the military's social media. Explore more on these topicsRelated Posts
Content:
Home / Somali News / Puntland News 31 May, 2025 Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday fariisimadii kooxda nabaddiidka ah… Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday fariisimadii kooxda nabaddiidka ah ee Daacish kaga sugnayd togga Miiraale ee buuraleeyda Cal-miskaad.Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ay weheliyaan diyaaradaha dagaalka ayaa goor horeba galay Ceelka Miraale, oo ay ku dhuumaalaysan jireen Daacish labadii bilood ee la soo dhaafay.Ciidamada ayaa goobtaasi ugu tegey meydad qalfoof noqday, saldhigyo, sahay ciidan, dhar iyo agab kale oo ay lahaayeen kooxda Daacish, sida ka muuqata muuqaalada lagu baahiyey baraha bulshada ee ciidamada. Explore more on these topicsRelated Posts
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-03-18 19:24:39
Captured Post ID

Element