Source
Captured Post Date: 2025-07-06 23:15:16
Translated Author: Media Flag
Author: Calanka Media
Translated Content:
Puntland Defense Forces have carried out an operation in the Al-Khalifa Mountains, killing members of the armed group ISIS.
Officers leading the operation displayed the bodies of 7 foreign men in the area called Dhariinta Dacaro, who were killed in the operation carried out by the forces.
“This is Dhariinta Dacaro, and what you see are the bodies of 7 white men who were not even able to bury and fled the scene to save their lives,” said one of the Puntland Defense Forces officers.
The Puntland Defense Forces are still conducting operations in the Al-Khalifa Mountains of the region, and many ISIS fighters, mostly foreigners, were killed in the operation.
Latest News Today
Content:
Ciidanka difaaca maamulka Puntland, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanno katirsan buuraha Calmiskaad waxa ay ku dileen xubno katirsanaa kooxda hubeysan ee Daacish.
Saraakiisha hoggaaminaysa hawlgalka ayaa deegaanka lagu magacaabo Dhariinta Dacaro ku soo bandhigay meydka 7 nin oo ahaa ajaaniib, kuwaa oo lagu dilay howlgalka ay ciidamada fuliyeen.
“Halkaani waa Dhariintii Dacaro waxaad arkaysaanna waa meydadka 7 nin oo caddaan ah oo ay xitaa awoodi waayeen inay aastaan isla markaana goobta uga carareen, si ay naftooda u badbaadsadaan”, Ayuu yiri mid kamid ah saraakiisha ciidanka difaaca dwoladda Puntland.
Ciidamada difaaca maamulka Puntland , ayaa wali howlgallo wali ka wada buuraha Calmiskaad ee gobolka , waxaana howlgalkaasi kagu dilay dagaallamayaal badan oo katirsanaa Daacish una badnaa ajaaniib.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta