Source


URL: https://www.facebook.com/weriyecumarguux/posts/pfbid02QcpEEfAprZhchr2Wvst2vCzv2SxPjCDWb35s7aD8TDiW6CgCkwCJfZTK2cQHVQRNl
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-weriye-cumar-guux-pfbid02qcpeefaprzhchr2wvst2vczv2sxpjcdwb35s7ad8tdiw6cgckwcjfztk2cqhvqrnl-2025-07-25-160000/
Captured Post Date: 2025-07-25 16:00:00
Translated Author: Journalist Omar Guux
Author: Weriye Cumar Guux
Translated Content:
BREAKING: The Somali National Army (SNA) launched an attack this morning, carrying out explosions in the Sabiid and Canoole areas, where the Somali National Army (SNA) and AUSSOM forces have bases.
Witnesses say that fighting is still ongoing in the area.
Warplanes are currently targeting the SNA militias that attacked the Sabiid and Canoole areas.
The official casualties from the fighting, which has intensified, are still unknown.
Content:
DEG DEG : AS ayaa saaka weerar ku billowday qaraxyo waxaa ay ku qaaday deegaanka Sabiid iyo Caanoole oo halkaasi saldhigyo ay ku leeyihiin ciidamada DFS iyo kuwa AUSSOM.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in weli dagaal uu ka socdo deegaanka.
Diyaarado dagaal ayaa hadda duqeymo la beegsanaya maleeshiyaadka AS ee weeraray deegaanka Sabiid iyo Caanoole.
Ilaa iyo hada lam oga Qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaal xili uu sii xoogeystay.
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-03-31 17:29:53
Captured Post ID
pfbid02QcpEEfAprZhchr2Wvst2vCzv2SxPjCDWb35s7aD8TDiW6CgCkwCJfZTK2cQHVQRNl

Element