Source
Captured Post Date: 2025-08-26 16:00:00
Translated Author: Mohamed Muhyiddin Hayow
Author: Mohamed Muhiyidiin Haayow
Translated Content:
The US Africa Command (AFRICOM) recently announced that the Federal Government of Somalia, in coordination with the US Africa Command, conducted an airstrike targeting Al-Shabaab militants.
The strike took place in areas of the Jubaland Administration, about 200 km from Mogadishu. The US Africa Command and Somali government forces continue to work to reduce Al-Shabaab’s ability to plan attacks that threaten the United States, our troops, and our citizens around the world, the AFRICOM statement said.
Content:
Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa goordhow sheegay in ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africa ay fuliyeen duqeyn dhinaca cirka ah, taas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Alshbb.
Duqeynta ayaa ka dhacday deegaanno ka tirsan Maamulka Jubaland, oo Muqdisho u jira 200 km. Taliska Mareykanka ee Africa iyo ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa sii wada hawlgallada lagu dhimayo awoodda Alshbb ay ku qorsheeyaan weerarrada halista geliya Dowladda Mareykanka, ciidamadeenna iyo muwaaddiniinteenna ku nool adduunka, ayaa lagu yiri warka kasoo baxay AFRICOM