Source
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: VILLA Somalia
Translated Content:
#DEGDEG"The man behind the planned assassination attempt on President Hassan Sheikh was killed in an airstrike.
NISA and international partners worked together to finally kill Mohamed Abdi Dhiblawe Afrax, known by the nicknames (Khalid Dheere, Khalid Dacas, Ma'allin Said, and Mohamed Sahal) who was the man behind the assassination attempt on President Hassan Sheikh Mohamud on March 18.
The operation took place in Ugunji area of Lower Shabelle region.
How is it?
#cabdirashiidhusein
Content:
#DEGDEG"Ninkii ka dambeeyey Qaraxii la qorsheeyey in lagu qaarajiyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo duqeyn lagu dilay.
NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo iska kaashaday inay ugu danbayn nafta dhaafiyay Maxamed Cabdi Dhiblaawe Afrax, oo loo yaqaanay naanaysyaha kala ah (Khaalid Dheere, Khaalid Dacas, Macallin Siciid, iyo Maxamed Sahal) kaas oo ahaa ninkii ka danbeeyay isku daygii dil ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka bad baaday 18-kii Maarso.
Howlgalkaan wuxuu ka dhacay deegaanka Ugunji ee Gobalka Shabeellaha Hoose.
Sidee uaragtaa?
#cabdirashiidhusein