Source
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: Puntland Post
Translated Content:
The US government, in a press release, announced that it had carried out an airstrike targeting ISIS militants in the Calmiskaad mountains.
The statement from the US Africa Command (AFRICOM) said that the airstrike targeted ISIS militants in the Golis mountains, specifically in Calmiskaad.Discover moreRegional conflict updatesSports news coverageRegional political insights
Security sources involved in Operation Calmiskaad also said that the airstrike took place in the caves of the Baallade stream where ISIS militants, including key leaders, are holed up.
PUNTLAND POST
Content:
Dowladda Maraykanka oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay buuraha Calmiskaad ka fulisay duqeyn diyaaradeed oo ay ku beegsatay mileeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish.
Warkan oo ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayuu ku sheegay in ay mileeshiyaad ka tirsan Daacish ku beegsadeen duqeyn diyaaradeed oo ka shacday buuraha Golis gaar ahaan Calmiskaad.Discover moreRegional conflict updatesSports news coverageRegional political insights
Ilo wareedyo amni oo ka tirsan Hawlgalka Calmiskaad ayaa sidoo kale laga soo xigtay in duqeyntaasi ka dhacday godad dhaca togga Baallade oo ay ku go’doonsan yihiin kooxo ka tirsan Daacish oo ay ku jiraan horjoogayaal muhiim ah.
PUNTLAND POST