Source


URL: https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/posts/calmiskaad-ciidamada-maraykanka-ayaa-duqeyn-cirka-ah-ka-fuliyay-nawaaxiga-deegaa/1449244153914316/
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-kasmaal-media-2025-11-11-170000/
Captured Post Date: 2025-11-11 17:00:00
Translated Author:
Author: Kasmaal Media
Translated Content:
CALMISKAAD: The US military has carried out an airstrike in the Shinkaalo area of the Baallade River, targeting Daesh militants.
Security officials said the strike was a targeted strike.
The strike, carried out by international partners supporting Puntland in its fight against terrorism, is part of a wider operation targeting extremist groups hiding in the Bari region.
Content:
CALMISKAAD: Ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay nawaaxiga deegaanka Shinkaalo- ee togga Baallade, taas oo lagu beegsaday xubno firxad ahaa oo ka tirsan ururka Daa1sh.
Saraakiil ka tirsan ciidamada amniga ayaa sheegay in duqeyntan ay ahayd mid si sax ah loogu bartilmaameedsaday goobtii loogu talagalay-
Duqeyntan ay fuliyeen saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageera dagaalka Argagixisada ayaa qayb ka tahay howlgalo ballaaran oo lagu beegsanayo kooxaha xagjirka ah ee ku dhuumaaleysanaya gobolka Bari.
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-03 20:33:06
Captured Post ID

Element