Source
Captured Post Date: 2025-11-26 17:00:00
Translated Author:
Author: YahYe Isse
Translated Content:
The US Africa Command, abbreviated as AFICOM, said it carried out an airstrike targeting ISIS in the Golis Mountains in the Bari region, approximately 66km from the city of Bosaso.
Content:
Howlgalka Maraykanka ee Africa ee magaciida loo soo gaabiyo AFICOM ayaa sheegay inay duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Daacish ay ka fuliyeen buuraha Golis ee gobolka bari oo 66KM qiyaastii u jira magaalada Boosaaso.