Source


URL: https://puntlandpost.net/2026/01/25/puntland-oo-qabatay-xubno-ajaaniib-ah-oo-ka-tirsan-daacish/
Archive URL: https://airwars.org/source/puntlandpost-net-puntland-post-4/
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: Puntland Post
Translated Content:
Puntland forces fighting in the Al-Khalifa Mountains in Bari region today captured two foreign members of the ISIS terrorist group. Regional news updates

The two members, who are said to be natives of Yemen, were captured in the Tasjiic area of Bosaso district, coming from the Shankala command in the Balade stream, where ISIS members hide.

In recent days, the number of foreign ISIS members captured by Puntland forces in the Al-Khalifa Mountains has been increasing.

Puntland has nearly 60 foreign members captured in the Al-Khalifa operation, who are from Turkey, Saudi Arabia, Ethiopia, Morocco, Yemen, Syria and Tanzania.

PUNTLAND POST
Content:
Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa maanta qabtay labo xubnood oo ajaaniib ah oo tirsan kooxda argagixisada ah ee Daacish.Regional news updates



Labada xubnood oo la sheegay in ay u dhasheen dalka Yemen waxaa lagu qabtay aaga deegaanka Tasjiic oo hoostaga degmada Boosaaso, iyaga oo ka yimid taliska Shankaala ee togga Baalade, halkaas oo ah meel ay ku dhuumeystaan xubnaha hadaadiga ah ee Daacish.



Maalmihii u dambeeyay waxaa soo badanayay xubnaha Daacish ee ajaaniibta ah ee ciidamada Puntland ku qabanayaan buuraleyda Calmiskaad.



Puntland waxay haysaa ku dhawaad 60 xubnood oo ajaaniib ah oo lagu qabtay howlgalka Calmiskaad, kuwaas oo u kala dhashay dalala Turkiga, Sacuudiga, Itoobiya, Morooko, Yemen, Siiriya iyo Tansaaniya.



PUNTLAND POST
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-07 19:51:54
Captured Post ID

Element