Source


URL: https://horseedmedia.net/duqeyn-ka-dhacday-jubada-hoose/405740/
Archive URL: https://airwars.org/source/horseedmedia-net-horseed-media/
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: Horseed Media
Translated Content:
Home / Somali News / Jubaland News 27 May, 2025 The US Africa Command (AFRICOM) conducted an airstrike approximately 40 km northwest of the city of Kismayo, targeting Al-Shabaab militants. The strike is part of a concerted effort to disrupt Al-Shabaab’s ability to plan and execute terrorist attacks that threaten the Somali people, the Somali security forces, and international partners. The Federal Government of Somalia appreciates AFRICOM’s operation, and reiterates its commitment to combating the militants, in partnership with the Somali people and international partners, to ensure peace and stability in the country. Explore more on these topicsRelated Posts
Content:
Home / Somali News / Jubaland News 27 May, 2025 Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40 meel waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, si loo beegsado maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab. Duqeyntan ayaa qeyb ka ah dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo awoodda maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ee qorsheynta iyo fulinta weeraro argagixiso oo khatar ku ah shacabka Soomaaliyeed, ciidamada qalabka sida iyo saaxiibada caalamiga ah.Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay u mahad celinaysaa howlgalka AFRICOM, waxayna mar kale adkaynaysaa sida ay uga go’an tahay la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah, iyadoo kaashaneysa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah, si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida dalka. Explore more on these topicsRelated Posts
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-03-18 19:01:53
Captured Post ID

Element