Source
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: Horseed Staff
Translated Content:
Home / Somali News / Federal Government July 25, 2025 Militias affiliated with Al-Shabaab launched a major attack on bases of Ugandan and government forces… Militias affiliated with Al-Shabaab launched a major attack on bases of Ugandan and Somali government forces in the Sabiid area, about 40 km southwest of Mogadishu, confirming that they had taken control of the area. The anti-peace group Al-Shabaab claimed to have overrun the bases of Somali government and Ugandan forces that were part of the AMISOM mission in the Sabiid area. Photos posted on social media show government and Ugandan army bases, military vehicles and bridges set on fire by Al-Shabaab militias. The attack comes a day after reports emerged that Ugandan and Somali forces were advancing on the Bariire area in the Lower Shabelle region, which is under Al-Shabaab control. Explore more on these topicsRelated Posts
Content:
Home / Somali News / Dowladda Federaalka 25 July, 2025 Malayshiyaad taabacsan kooxda Al-shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Uganda iyo kuwa dowladda… Malayshiyaad taabacsan kooxda Al-shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Uganda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Sabiid oo qiyaastii 40-km Koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho, ayaa xaqiijiyey inay la wareegeen gacan ku haynta deegaankaasi.Kooxda nabaddiidka ah ee Alshabaab ayaa sheegatay in ay cagta marisay saldhigyada ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ku lahaayeen degeenka Sabiid.Sawirro lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujinaya saldhigyadii ciidamada dowladda iyo kuwa Uganda, gaadiid ciidan iyo buundooyin ay dab qabadsiiyeen malayshiyaadka Kooxda Alshabaab.Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli maalin un ka hor ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamada Uganda iyo kuwa Soomaaliya ay ku sii siqayaan deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Explore more on these topicsRelated Posts