Source


URL: https://horseedmedia.net/ciidanka-puntland-oo-saaka-hawlgallo-ka-wada-maraagane-iyo-barakallaah/415969/
Archive URL: https://airwars.org/source/horseedmedia-net-posted-by-horseed-staff/
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: Posted by: Horseed Staff
Translated Content:
Home / Somali News / Puntland News 18 November, 2025 The Puntland government’s defense forces have been conducting intense operations in areas along the Baallade River on the outskirts of Bosaso for the third consecutive day. The operations, which are part of the eradication of ISIS terrorists, targeted Maraagane and Barakallaa, which are said to be the last places where ISIS was hiding. Officials from the Hillaac operation told the media that ISIS had gathered in two small caves and the troops will enter them in the coming days. Members of the Puntland government council who reached the villages along the Jacayl River yesterday said that the operation is not over until the last ISIS member is eliminated. Explore more on these topicsRelated Posts
Content:
Home / Somali News / Puntland News 18 November, 2025 Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa maalintii saddexaad oo xiriir ah hawlgallo xooggan ka wada deegaamo katirsan… Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa maalintii saddexaad oo xiriir ah hawlgallo xooggan ka wada deegaamo katirsan togga Baallade ee duleedka Magaalada Boosaaso.Hawlgalladaaan oo qayb ka ah ciribtirka argagixisada Daacish ayaa lagu beegsaday Maraagane iyo Barakallaah, oo la sheegay inay yihiin goobihii ugu dambeeyey ee ay ku dhuumaalaysanayeen Daacish.Saraakiil katirsan hawlgalka Hillaac ayaa warbaahinta u sheegay in Daacish ay ku soo ururireen labo god wax ka yar ayna ciidanku ugu geli doonaan maalmaha soo socda.Xubno katirsan golaha xukuumadda Puntland oo maalinimadii shalay gaarey tuulooyinka ku teedsan togga Jacayl ayaa sheegay in hawlgalku uusan weli dhammaan ilaa laga soo afmeero qofka ugu dambeeya ee Daacish. Explore more on these topicsRelated Posts
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-06 17:05:39
Captured Post ID

Element