Source


URL: https://www.bbc.com/somali/live/cdjrjx0pldyt?at_link_origin=BBC_News_Somali&at_medium=social&at_campaign_type=owned&at_format=link&utm_social_post_id=581625590&at_campaign=Social_Flow&post=asset%3Acac8afc5-be4e-43ea-9663-68a88bc8ba25&at_link_id=8EBE164E-C5EB-11F0-8DF9-877C4EAF082E&at_ptr_name=facebook_page&at_bbc_team=editorial&at_link_type=web_link&utm_social_handle_id=367167334474#asset:cac8afc5-be4e-43ea-9663-68a88bc8ba25
Archive URL: https://airwars.org/source/www-bbc-com-bbc-news-2/
Captured Post Date:
Translated Author:
Author: BBC News
Translated Content:
Puntland’s counter-terrorism operation said an airstrike targeted ISIS militants in the Al-Calmisqaad mountains.

The strike was carried out by the United States in cooperation with Puntland, the operation said.

The exact number of casualties in the strike was not disclosed.

The strike took place in the Maragade well area, where ISIS militants were said to be hiding.

Maragade is part of the Balade River.
Content:
Howlgalka la dagaalanka argagaxisada Puntland ayaa sheegay in duqeyn cirka ah lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda ka dagaallamaysa buuraha Calmiskaad ee Daacish.


Duqentan waxaa fuliyay Mareykanka oo kaashanaya Puntland, sida howlgalku sheegeen.


Tirada saxda ah ee ku dhimatay duqeyntaas lama sheegin.


Waxay duqeyntani ka dhacday aaga ceelka Maragade oo la sheegay inay ku dhuumanayeen xubnaha kooxda Daacish.


Maragade wuxuu ka tirsan yahay togga Balade.

Additional Details

Captured Date
2026-04-06 17:26:42
Captured Post ID

Element