Source


URL: https://www.facebook.com/cabdiraxmaan.maxamed.359/posts/pfbid0SFxgCCCnbePy6u18ymsxJnxBHBdC77PNZwArifEfRwzQhmtcjdaNiTJ4A3raThYUl
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-abdirahman-mohamed-omar-pfbid0sfxgcccnbepy6u18ymsxjnxbhbdc77pnzwarifefrwzqhmtcjdanitj4a3rathyul-2025-11-15-110600/
Captured Post Date: 2025-11-15 11:06:00
Translated Author:
Author: Abdirahman Mohamed Omar
Translated Content:
Tragedy:-
I offer my condolences to my grandmother, mother, aunts and uncles and their father on the death of Habaryar Safiyo Hassan and her 4 children who were killed today by a mortar shell fired by Ahmed Madobe's forces in Jamaame town.
I pray to God to comfort all of our hearts, this is truly a very difficult situation for us, but God has ordained it.
INALILLAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUN.
Content:
Masiibo:-
Waxaan Ayeeydey, Hooyadey iyo Abtiyaashey iyo Aabahood ugu tacsiyadeynayaa geerida ku timid Habaryar Safiyo Xasan iyo 4 caruur ay dhashay oo maanta Hoobiye ay soo tuureen ciidanka Axmad Madoobe ku habsaday magaalada Jamaame.
Waxaan Eebe ugu baryayaa in dhamaanteen qalbigeena qaboojiyo runtii waa xalad aad noogu adag balse Eebe qoray.
INAALILLAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
Images:

Additional Details

Captured Date
2025-11-24 15:40:35
Captured Post ID
pfbid0SFxgCCCnbePy6u18ymsxJnxBHBdC77PNZwArifEfRwzQhmtcjdaNiTJ4A3raThYUl

Element