Source
Captured Post Date:
2025-09-23 11:00
Author:
Abdisalam Kajooje
Translated Content:
A DFS official told the BBC that Nabadoon Omar Abdullahi had links to the US and the Houthis, and that the targeted bombing was carried out precisely on him.
The DFS has been silent about the incident since the bombing, although the US military has said it targeted an arms dealer.
Includes Video:
Yes
Content:
Masuul ka tirsan DFS oo BBC da usheegay in Nabadoon Cumar Cabdullahi uu xiriir la ahaa AS iyo Xuutiyiinta, duqayntii lala beegsaday na ay si sax ah udhacday, bartilmaameed kuna uu isagu ahaa.
DFS ayaa tanyo markii ay dukhayntu dhacday ka aamusnay dhacdadaan walow taliska Maraykanku ay sheegeen inay beegsadeen nin ka ganacsada hubka.
Additional Details
Captured Date
2025-11-17T17:22:59.000Z
Language
Somali
Incident