Source
Captured Post Date: 2025-07-10 16:00:00
Translated Author: Burhano Contains Haashi
Author: Burhano Birimo Haashi
Translated Content:
The Puntland government delivered food and supplies to the Puntland Counter-Terrorism Operation in the Al-Calmiskaad mountains by air tonight, facilitated by the Puntland government’s friends in the United States.
The United States also carried out airstrikes this week in support of the operation, targeting ISIS hideouts.
Content:
Dowladda Puntland waxay caawa xagga Cirka Raashin iyo Agab ku gaarsiisay Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ku sugan buuralayda Calmiskaad, iyadoo arrintaasi ay fududeeyeen saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka.
Sidoo kale Dowladda Maraykanka ayaa todobaadkan fulisay Duqeymo ay ku taageerayso hawlgalka, iyadoo beegsatay goobo ay ku dhuumanayeen firxadka Argagixisada Daacish.