Source


URL: https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/posts/dowladda-maraykanka-ayaa-duqeyn-xooggan-ku-garaacday-godka-golgol-oo-qiyaastii-3/1243510007821379/
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-dalmar-media-services-2025-11-13-170000/
Captured Post Date: 2025-11-13 17:00:00
Translated Author:
Author: Dalmar Media Services
Translated Content:
The United States has carried out a heavy airstrike on the Golgol tunnel, about 32km southeast of Bosaso, where Daesh terrorists are holed up and surrounded by Puntland government defense forces.
Dalmar Media Services
Content:
Dowladda Maraykanka ayaa duqeyn xooggan ku garaacday godka Golgol oo qiyaastii 32km koonfur bari ka xiga Boosaaso, halkaasi oo ay ku go'doonsan yihiin firxadkii Argagixisada Daac1sh, oo ay ku hareeraysan yihiin ciidamada difaaca dowladda Puntland.
Dalmar Media Services
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-03 20:38:58
Captured Post ID

Element