Source
Captured Post Date: 2025-11-18 17:00:00
Translated Author:
Author: Dalmar Media Services
Translated Content:
An airstrike was carried out hours ago against ISIS terrorist group members hiding in a stream in Baallade. The airstrike was carried out by the Puntland government's friends in the United States.
#Almiskaad
Content:
Duqeyn ayaa saacado kahor lala beegtay xubno firxadka argagixisada Daacish ka mid ah oo ku dhuumanayey Tog ku yaalla Baallade, Duqeynta waxaa fuliyey Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka.
#Calmiskaad