Source
Captured Post Date: 2025-05-21 16:00:00
Translated Author:
Author: Garowe Online
Translated Content:
BREAKING: US forces have carried out an airstrike in the Mabah area, about 200km north of Mogadishu, the Somali capital, @USAfricaCommand has confirmed.
The attack took place on May 17, with no confirmed casualties. #Somalia
Content:
DEG-DEG: Ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn cirka ah ka geystay deegaanka Mabaax oo qiyaastii 200km waqooyi ka xiga magaalada Muqdisho, caasimadda Soomaaliya, sida uu xaqiijiyay @USAfricaCommand.
Weerarka ayaa dhacay 17-ka May, iyadoo aan wali la xaqiijin khasaaraha ka dhashay. #Somalia