Source
Captured Post Date: 2025-09-13 11:00:00
Translated Author: Horn of Africa
Author: Geeska Afrika
Translated Content:
Chief Omar Abdullahi, one of the elders of Sanaag Bari, died today in an airstrike 8 km from the town of Elbuh. It is said that aircraft targeted his vehicle while it was passing through, but the reason and who was behind it is not known.
So far, no one has claimed responsibility for the attack.
Content:
Caaqil Cumar Cabdullahi oo ka mid ahaa cuqaasha Sanaag Bari ayaa maanta ku geeriyooday duqayn ka dhacday meel 8 km u jirta magaalada Ceelbuh. Waxaa la sheegay in diyaarado lagu beegsaday gaadhigiisa oo halkaas marayay, balse sababta iyo cidda ka dambaysa lama oga.
ilaa iminka majirto cid sheegatay duqayntan.