Source


URL: https://www.facebook.com/CiribtirkaArgagixisadaPuntland/posts/hawlgalka-maanta-ee-togga-baalade-waxaa-lagu-dilay-in-ka-badan-11-firxadka-argag/122144457302708362/
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-hawlgalka-ciribtirka-argagixisada-ee-puntland-2025-09-26-160000-2/
Captured Post Date: 2025-09-26 16:00:00
Translated Author: Puntland Counter-Terrorism Operation
Author: Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
Translated Content:
Today's operation in Togga Balade killed more than 11 ISIS terrorists. New holes were dug. Our brave army is expanding further into Togga, to end the insurgency. #calmiskaad
Content:
Hawlgalka maanta ee Togga Baalade waxaa lagu dilay in ka badan 11 Firxadka Argagixisadii Daacish ah, Waxaa laga saaray godad cusub, Ciidankeenna geesiyaasha ah ayaa isku sii fidinaya Togga, si ay usoo afjaraan firxadka. #calmiskaad

Additional Details

Captured Date
2026-04-03 18:22:45
Captured Post ID

Element