Source


URL: https://www.facebook.com/horseedmedia/posts/pfbid0AtXuV9pVcvZEU6tGCw6c7YEi33VMZh6W1Ni1jhznKtCirm37XmsyaojbQcGh4DtJl
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-horseed-media-pfbid0atxuv9pvcvzeu6tgcw6c7yei33vmzh6w1ni1jhznktcirm37xmsyaojbqcgh4dtjl-2025-12-06-170000/
Captured Post Date: 2025-12-06 17:00:00
Translated Author:
Author: Horseed Media
Translated Content:
Somaliland: The US Africa Command said that a series of airstrikes targeted a hideout for the DCSH terrorist group, about 60 km southeast of the city of Bosaso.
The US said that the airstrikes took place from 1st of this month to 3rd December, and that it is committed to continuing measures to reduce the capacity of the DCSH.
Content:
Calmiskaad: Taliska Marakaykanka ee Africom ayaa sheegay in duqaymo is daba joog ah la beegsadeen godad ay ku dhuuumanayeen firxadka argagixisada DCSH, meel qiyaastii 60 KM dhanka Koonfur Bari kaga beegan magaalada Boosaaso.
Maraykanku wuxu sheegay in duqaymaha aya dhaceen laga soo bilaabo 1-da bishaan ilaa iyo 3-da December,islamarkaana ay ka go'antahay sii wadida tallaabooyinka hoos loogu dhigayo awoodda DCSH
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-06 18:07:57
Captured Post ID
pfbid0AtXuV9pVcvZEU6tGCw6c7YEi33VMZh6W1Ni1jhznKtCirm37XmsyaojbQcGh4DtJl

Element