Source


URL: https://www.facebook.com/Faandh143/posts/pfbid0RQDXdaqkF27gPZqaWWsyW1etFdTN633a9CdWf9juEDYkX87u2qgHN4p1PJGqTVjSl
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-jaamac-faandhe-pfbid0rqdxdaqkf27gpzqawwsyw1etfdtn633a9cdwf9juedykx87u2qghn4p1pjgqtvjsl-2025-12-27-170000/
Captured Post Date: 2025-12-27 17:00:00
Translated Author: Jamac Faandhe
Author: Jaamac Faandhe
Translated Content:
#BOOSAASO: The US government carried out a bombing operation last night on several targets in the Baallade stream, where ISIS groups are still hiding.
Military officials in Calimishkaad said they saw a flash of light from several targets in the Baallade stream.
They also said they heard the sound of the bombing.
Faandhe Media
Content:
#BOOSAASO: Dowladda Maraykanka ayaa xalay hawlgal duqeymo ah ka fulisay bar-tilmaameedyo dhawr ah oo dhaca togga Baallade, halkaasi oo ay weli ku dhuumanayaan kooxo ka tirsan Daacish.
Saraakiisha ciidamada ee ku sugan Calmiskaad ayaa sheegay inay arkeen iftiin sida hillaacii uga muuqda dhawr bar-tilmaameedyo oo ku yaalla togga Baallade.
Sidookale waxaa ay sheegeen inay maqleen jugta dhawaaqa duqaynta.
Faandhe Media
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-06 18:59:03
Captured Post ID
pfbid0RQDXdaqkF27gPZqaWWsyW1etFdTN633a9CdWf9juEDYkX87u2qgHN4p1PJGqTVjSl

Element