Source
Captured Post Date: 2025-09-13 11:00:00
Translated Author: Media Assistant
Author: Kaahiye Media
Translated Content:
The lack of communication services at the scene of the attack has made it difficult to obtain further information about the attack that killed the leader Omar Abdullahi and his unidentified companion.
Government officials have also visited the scene of the incident to conduct an official investigation.
Content:
Goobta duqayntu ka dhacday oo aan lahayn wax adeeg isgaarsiined ah ayaa adkeysy in la helo xog dheeraad ah oo ku saabsan duqaynta uu ku geeryooday caaqil Cumar Cabdullahi iyo ruuxa la socday ee aan weli la aqoonsan .
Xubno dowladda kamida ayaa sidoo kale ubaxay goobta ay wax ka dhaceen si ay usameeyaan baaritaan rasmi ah .