Source
Captured Post Date: 2025-12-06 17:00:00
Translated Author:
Author: Kaptanka Media
Translated Content:
The US Africa Command (AFRICOM) announced that it carried out a series of airstrikes in the Al-Miskaad Mountains in the Bari region from December 1 to 3, 2025.
A statement from AFRICOM said that the latest airstrike in the Baallade stream on the outskirts of Bosaso targeted Daesh members and that it will provide details once the casualty data is complete.
Content:
Talisak Maraykanka u qaabilsan qaaradda Africa ee AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday inuu 1-diii ilaa 3-dii December 2025 duqaymo isdaba-joog ah ka fuliyey deegaamo katirsan buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari.
Qoraal ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqaymihii ugu dambeeyey oo ka dhacay togga Baallade ee duleedka Boosaaso lagu beegsaday xubno katirsan kooxda DaacSH ayna faahfaahin ka bixin doonaa marka la dhammaystiro xogta khasaaraha.