Source


URL: https://www.facebook.com/permalink.php?story_fbid=pfbid0GRq8ZsXeZZVtqWv15LfXxGuDfw3wynyNyQBmUDfxNWpx3jgwXkCQM16YqAUgxT6zl&id=61576824362611
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-mukhtar-caalami-pfbid0grq8zsxezzvtqwv15lfxxgudfw3wynynyqbmudfxnwpx3jgwxkcqm16yqaugxt6zl-2025-12-18-170000/
Captured Post Date: 2025-12-18 17:00:00
Translated Author: Mukhtar Alami
Author: Mukhtar Caalami
Translated Content:
US AFRICOM airstrikes hit Golis mountain range, Bari Puntland
The attacks have been ongoing since Tuesday
The attack targeted Daesh fighters
On the other hand, on the same day, AFRICOM conducted an airstrike on a village 59km from Kismayo where it destroyed an Al Shabaab stronghold
Content:
Ciidamada cirka Maraykanka ee AFRICOM aya shalay duqayn ka gaystay silsilada buuraha golis, Bari Puntland
Weerarka aya si isdaba joog ah usocday tan iyo talaadadii
Waxa weerarkan lagu duqeeyay dagaalyahano katirsan daacish
Dhanka kale isla maalinti shalay ayay AFRICOM weerar cirka ah ka gaysten tuulo Kismayo ujirta 59km halkaas o lagu burburiyay fariisimo Al shabaab ay lahayen
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-06 18:36:34
Captured Post ID
pfbid0GRq8ZsXeZZVtqWv15LfXxGuDfw3wynyNyQBmUDfxNWpx3jgwXkCQM16YqAUgxT6zl

Element