Source


URL: https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/posts/ciidamada-geesiyaasha-ah-ee-dowladda-puntland-ayaa-maanta-ka-wadda-howlgal-culus/1400001581481690/
Archive URL: https://airwars.org/source/www-facebook-com-puntland-state-tv-2025-11-18-170000/
Captured Post Date: 2025-11-18 17:00:00
Translated Author:
Author: Puntland State TV
Translated Content:
The brave Puntland government forces are today conducting a heavy operation in the Baallade Valley in the Al-Miskaad mountains, targeting new areas where ISIS terrorist groups are hiding.
The Puntland Counter-Terrorism Operation Command said that the ongoing operation is to eliminate ISIS remnants.
"Today, the forces have moved to new areas in the Baallade Valley, conducting an air and ground operation to eliminate the remnants of ISIS terrorist groups. #Almiskaad."
https://t.me/radiopuntland
Content:
Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka wadda howlgal culus Togga Baallade ee buuraleyda Cal-miskaad, iyagoo beegsaday beegsaday aagag cusub oo ay ku dhuumaaleysanayaan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish.
Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada Puntland ayaa sheegay in howlgalka socda uu yahay mid lagu sifeynayo haraadiga Daacish.
"Maanta Ciidanku waxay u gudbeen qeybo cusub oo ka mid ah Togga Baallade, Hawlgal cir iyo dhul ah ayeey ku sifeynayaan haraadiga firxadka Argagixisada Daacish. #Calmiskaad."
https://t.me/radiopuntland
Images:

Additional Details

Captured Date
2026-04-06 17:05:59
Captured Post ID

Element