Source
Captured Post Date: 2026-01-12 13:25:39
Translated Author:
Author: saxane.media
Translated Content:
saxane.media 12wThe US Africa Command (AFRICOM) conducted an airstrike approximately 33 km from the city of Bosaso, targeting Daesh members and locations. No comments yet.
Content:
saxane.media 12wTaliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa hawlgal cirka ah ka fuliyey meel qiyaastii 33 km u jirta magaalada Boosaaso, iyadoo la beegsaday xubno iyo goobaha ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Daac1sh. No comments yet.